Wasiir Fiqi oo odayaasha dhaqanka uga Digay inay Ka Kamid Noqdaan Argagixisada Alshabaab

fiqi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib u xeshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in hogaamiyaasha dhaqanka ay hormuud ka noqdaan dagaalka ay iclaamiyeed dowladda ee looga hortagayo kooxaha argagixisada.

Wasiirka oo ka qeybgalay Kulanka Todobaadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay lagama maarmaar tahay In dadka laga talogaliyo sidii la isaga qaadi lahaa waxyeelada kooxaha argagixisada ee ay ku haya dadka iyo dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.