Daawo:Maamulka Soomaaliland oo Ka horyimid Deeqdii waxbarshada ee ka timid Muqdisho

muse

Xukuumada Somaliland ayaa Sheegtay Inaanay Khusayn warqada Soomaaliya Soo saartay ee deeqda waxbasharo ee Dalka Masar, Taas oo loo qabiyey Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.