Dhageyso:Shabaab oo Dil u Gaystay on kabadan 20 Qof oo Shacaba

shabab

deegaanka Afar irdood oo u dhaxeeya magaalooyinka Baledweyne iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa Argagixisada Al-shabaab ay halkaasi ku gubeen ilaa 8 gaari oo siday raashiin, islamarkaana ay dileen inta badan dadkii la socday gaadiidka.

Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir ayaa sheegay inay alshabaab 20 qof toogteen 5 dumar ahna nolosha ayey ku wateen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.