Hadal Jeedinta Cumar Filish ee Waxqabadka Mudada 3da sano ee uu Xilka hayo

Cumar

Munaasabad lagu maamusayay Sanad guuradii 3-aad ee kasoo wareegatay magacaabista Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa lagu qabtay Aqalka Dowlada Hoose Xamar.

Munaasabadan ayaa sidoo kale aheyd mid lagu soo bandhigaye waxqabadka mudada Sadaxda sano ee uu Xafiiska joogo Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.