Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2022

xasansheekh

Sawiro:Madaxweynaha Xasan oo Lagu Soo dhaweeyey Garoowe

25th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran waxaa ugu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, Madaxweynaha […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisal wasaare Xamsa oo gaaray Beledweyne

25th August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka […]

Caabudwaaq

Daawo:Xarun Lagu Xanaaneeyo Ilmaha Agoonta oo Caabudwaaq Laga Dhagax Dhigay

25th August 2022 admin 0

Munaasabad lagu daah-furayay mashruuca dhismaha xarunta agoonta ee Caabudwaaq oo horey loo dhagax dhigay Xaafadda Ubax ee bariga magaalada ayaa waxaa ka qeyb galay guddiga […]

Xamze

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 Xamse 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧-𝐰𝐚𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

24th August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo soo xiray Kulan-Wadareedka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa Wasiirrada ku adkeeyey in ay si daacadnimo […]

dagaal

Daawo:Ciidamada Xoogga Dalka oo degaano dhowr ah kala wareegay Argagixisada

24th August 2022 admin 0

Ciidamo xoogga dalka Somaliyeed qeybta 27aad oo ay qeyb kayihin mas’uuliyiin katirsan Maamulka Magalada Beledweyne ayaa sacadihii la soo dhaafay howlgallo ka sameeyay degaano hoostaga […]

deni

Sawiro:Wafti Ka Socda Xafiiska Ra’iisalwasaaraha oo kulan La qaatay Deni

24th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka […]

Daawo:Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus Ohio oo dowlada Ugu baaqday inay amniga wax ka qabato

24th August 2022 admin 0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka gaar ahaan kuwa Columbus Ohio ayaa kulan tacsi ah u sameeysay dadkii lagu laayay hotel Xayaat ee Muqdisho, waxayna Dowlada […]

cumar

Sawiro:Guddoomiye Cumar Filish oo dhagax dhigay fulinta mashruuca Biya-Mareenka

24th August 2022 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay fulinta mashruuca Biya-Mareenka ee isku xiri doona wadada […]

Agoonta

Madaxwaynaha Galmudug oo Booqday Xarunta Agoonta Degmada Caabudwaaq

24th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa booqday xarunta agoonta ee degmada Caabudwaaq, waxaana ku wehlinayay maamulka Xarunta agoonta iyo , wasiiro iyo xildhibaano […]

Daawo:Xasan Sheekh oo Markii Ugu Horaysay ka Hadlay Weerarkii Hotel Xayat

23rd August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay […]

guudlaawe

Madaxwaynaha Hirshabeele iyo Waftigiisii ayaa Baladwayne Lagu Soo dhaweeyey

23rd August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Mudane Ali Gudlawe Hussein iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

xasanshiiq

Sawiro:Madaxwayne Xasan Sheekh oo warbixin ka dhagaystay Guddiga Amniga Qaranka

23rd August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay […]

Xamze

Ra’iisalwasaaraha Xamse oo ka hadlay Kulan wadareedka golaha Wasiirrada

23rd August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa daahfuray kulan wadareedka Golaha wasiirrada xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si ay isula lafa-guraan una wadagaan […]

hadraawi

Daawo:Soomaaliada Maraykanka tacsiyeeysay Geeridii Abwaankii weynaa ee Hadraawi

23rd August 2022 admin 0

Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa ka tacsiyeeysay Geeridii Abwaankii weynaa ee Soomaaliyeed (AHN)Marxuum Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi.

laftagareen

Sawiro:Laftagareen iyo mas’uuliyiinta IOM oo ka wada hadlay arrimaha abaaraha

23rd August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane ,Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay wafdi uu hogaaminayey madaxa gurmadka deg-degga ah ee Hay’adda IOM oo Maanta […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes