Daawo:Xarun Lagu Xanaaneeyo Ilmaha Agoonta oo Caabudwaaq Laga Dhagax Dhigay

Caabudwaaq
Caabudwaaq

Munaasabad lagu daah-furayay mashruuca dhismaha xarunta agoonta ee Caabudwaaq oo horey loo dhagax dhigay Xaafadda Ubax ee bariga magaalada ayaa waxaa ka qeyb galay guddiga dhismaha xarunta,Odoyaal,Haween, Dhallinyaro iyo Qurba Joog.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.