Daawo:Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus Ohio oo dowlada Ugu baaqday inay amniga wax ka qabato

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka gaar ahaan kuwa Columbus Ohio ayaa kulan tacsi ah u sameeysay dadkii lagu laayay hotel Xayaat ee Muqdisho, waxayna Dowlada Ugu baaqeen inay wax kaqabato amni xumada ka jira Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.