Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2022

ergay

Madaxwayne Xasan oo Magcaabay ergayga gaarka ah ee Ganacsiga iyo Lataliyaha arimaha Shidaalka

31st August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka dalka […]

Dhageyso:Punland oo Eedeyn u Jeedisay Dowlada Soomaaliya

31st August 2022 admin 0

Wasaaradaha Maaliyadaha ee shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xiriirka u jaray Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda dhexe ee […]

muse

Muuse Biixi Ayaa Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed ee ay Hada Marayso Somaliland

31st August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay soo jeedimihii iyo talooyinkii ay khilaafka siyaasadeed haatan taagan kasoo jeediyey xubnihii ganacsatada ahaa ee […]

deni

Madaxwayne Deni oo Magacaabay Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidamada Darawiishta Puntland

31st August 2022 admin 0

Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee 31-da Agoosto 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Guud iyo Abaanduulaha Ciidanka […]

muqtaar

Sawiro:Muqtaar Roobow oo kulan la yeeshay Guddiga Garsoorka iyo Awqaafta ee Golaha Shacabka BFS

31st August 2022 admin 0

Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimha diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sh. Mukhtar Roobow Cali oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Saalax Shariif Sayid […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay

31st August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamse Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay ka soo […]

waayeel

Wasiir Cabdiwaayeel oo ka hadlay Heshiis Laga Gaaray Labo Beeleed oo Galgaduud Ku dagaalamay

30th August 2022 admin 0

Heshiis hor-dhac ah ayaa laga Gaaray dagaal ka dhacay deegaano u dhaxeeyo labagalle iyo Dibira oo kawada tirsan Gobalka Galgaduud ee Maamulka Galmudug. Wasaarada arimaha […]

maamul

Akhriso:Maamul Goboleedyada oo Joojiyay Wadashaqeyntii Dowladda Dhexe

30th August 2022 admin 0

Wasiiradaha  Maaliyadda Dowlad Goboleedyada ayaa shaaciyay inay gebi ahaanba joojiyeen wada shaqeyntii Wasaaradda Maaliyadda ee DFS, kaddib markii ay si bareer u baal martay dhammaan […]

gaagaab

Daawo:Senator Gaagaab oo Xasan sheekh ku eedeeyey inuu Xilalka Dowlada kusafay Hawiye

30th August 2022 admin 0

Senator Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) oo ka tirsan Mudanayaasha aqalka Sarre ee Soomaaliya ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ku eedeeyey inuu xilalkii ugu muhiimsanaa dowladda […]

No Domino Effect for Mohamud of Somalia

30th August 2022 admin 0

President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia was hoping for a domino effect from the Kenya elections. He bet on Raila Odinga. Kenya election commission declared […]

dagaal

Ciidanka Xoogga oo hawlgalo ka fuliyey deegaamo ka tirsan Shabeelaha dhexe

30th August 2022 admin 0

Ciidanka Kumandooska Danab XDS Gaar ahaan Ururka 7aad Guutada 16-aad Danab ayaa Hawlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeeyey Degaanada kala ah Gamboole, jameeco jiliyaale & […]

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oo Safar ugu baxay Dalka Koonfur Afrika

30th August 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika isagoo […]

isbitaal

Dhageyso:Dhaawacyo la gaarsiiyey Balanballe ka dib dagaal ka dhacay deegaanno Qorraxeey

29th August 2022 admin 0

Dhaawacyo la gaarsiiyey cisbitaalka Degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka dib dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Qorraxeey ee Deegaanka Soomaalida. Agaasimaha isbitaalka […]

galmudug

Maamulka Galmudug oo dagmooyin rasmiya u aqoonsaday Wasil iyo Baxdo

29th August 2022 admin 0

Barlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa dagmooyin rasmiya u aqoonsaday Wasil iyo Baxdo oo ka kala tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud.

xamse

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐞 𝐨𝐨 𝐤𝐡𝐮𝐝𝐛𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐓𝐈𝐂𝐀𝐃𝟖

28th August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8 ee ka socda magaalada Tunis ee dalka Tunisia, […]

Posts pagination

1 2 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes