Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2022

ciidan

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil xigeeno

31st July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil Xigeen […]

laftagareen

Daawo:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Ergayga QM ee Soomaaliya

31st July 2022 admin 0

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan  Soomaaliya  […]

dagaal

Ciidamada Xooga oo Burburiyey fariisimo argagixsada ay ku laaayeen gobolka Sh/hoose

31st July 2022 admin 0

Ciidamada Kumaandooska Danab gaar ahaan ururka 4-aad, guutada 16-aad, ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaanka Tooratoorow ee gobolka Sabeellaa hoose. Degaankan ayay argagixisadu ku lahaayeen […]

kaar

Afhayeenka Villa Somaliya oo Raali Galin ka Bixiyey Dhiiqo Madaxwayne Xasan Lugaha u Galiyey

30th July 2022 admin 0

Afhayeenka Madaxwaynaha Soomaaliya Cabdikariim Cali Kaar ayaa raaligalin ka bixiyey war been abuura oo ka sheegay khudbadii Madaxwaynaha Masar Taas oo La Xariirtay biyaha Wabiga […]

Wasiir

Daawo:Wasaaradda Waxbarashadda Soomaaliya ay lunsatay deeqihii Waxbarasho ee 2019-2020-2021

30th July 2022 admin 0

Wasaaradda Waxbarashadda dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ay lunsatay deeqihii waxbarasho ee la helay sanadihii 2019-2020-2021, Ardaydii kaalinta kowaad galay sanadihii lasoo dhaafay ayaa laga […]

qoorqoor

Sawiro:Madaxweyne Qoorqoor Oo Qaabilay Wafdi Uu Hoggaaminayay James Swan

30th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, oo maanta soo […]

axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo ka Tacsiyeey Geeridii ku timid Wasiir Darwiish

30th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa tacsi u diray dhammaan ehelkii, qaraaabadii, saxiibadii, shacabka Jubbaland iyo guud ahaan Ummada Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid […]

Bayle

Wasiir Bayle oo Soo Bandhigay 100 Milyan oo Bankiga Aduunka Soomaaliya ugu deeqay

30th July 2022 admin 0

Baanka Adduunka ayaa Soomaliya ugu deeqay $100 Miyan oo Dollar taas oo ah kabka Miisaaniyadda wasiirka wasaaradda Maaliyadda XFS oo heshiiskan saxeexay ayaa Baanka Adduunka […]

Xananbuure

Daawo:Maleeshiyaad Kasoo Duulay Galinsoor oo Dhabad ku laayey Shaqaalo miino bariis

30th July 2022 admin 0

Rag hubeysan oo ah maleeshiyo beeleed kasoo duulay Magaalada Galinsoor ayaa weerar ku qaaday Xarunta hay’ad ka shaqeysa Miino baarista ee Hello Trust oo Xarun […]

laftagareen

Laftagareen oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Wasiirka Cadaalada Koonfurgalabeed

29th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada […]

ruqiyo

Dhageyso:Wasiirkii Kenya ee u gafey gabar muslimad ah ayaa raali galin ka bixiyay hadalkiisii

29th July 2022 admin 0

Hoggaanka Muslimiinta Kenya ayaa sheegay in uu “madaxa usoo dhiibtay wasiirka Waxbarashada Kenya, George Magoha, uuna ka dalbaday in ay wax walba ku xukumaan, kaddib […]

isbitaal

Daawo:Qalab caafimad oo la Gaarsiisey Isbitaalka Dhimirka ee Magaalada Baydhabo

29th July 2022 admin 0

Senator Xuseen Maxamed Daahir oo kamid ah Senetorada Aqalka Sare ee dalka ayaa maanta gaarsiiyay deeq caafimad Isbitaalka dhimirka ee magaalada Baydhabo, kuwaasi oo isugu […]

boliis

Taliska Boliiska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay eedeysane baxsad ah oo Fal Dil ah geystay

29th July 2022 admin 0

Ciidamada Boliiska degmada Kaaraan oo kaashanaya taliska Qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle baxsad ah oo laba cisho ka […]

qoorqoor

Sawiro:Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan la qaatay wafdi ka socday hay’adda ICRC

28th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda ICRC oo maanta soo gaaray magaalada Dhuusamarreeb […]

Cumar

Akhriso:Natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada dhexe ee Gobolka Banaadir

28th July 2022 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo ka hadlaayay Munaasabadda Shaacinta natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada dhexe ee Gobolka Banaadir […]

Posts pagination

1 2 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes