Afhayeenka Villa Somaliya oo Raali Galin ka Bixiyey Dhiiqo Madaxwayne Xasan Lugaha u Galiyey

kaar

Afhayeenka Madaxwaynaha Soomaaliya Cabdikariim Cali Kaar ayaa raaligalin ka bixiyey war been abuura oo ka sheegay khudbadii Madaxwaynaha Masar Taas oo La Xariirtay biyaha Wabiga NIL.

Afhayeenka Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa raaligalin ka bixisey war uu horey u sheegay kaasoo ahaa inaan Soomaliya la qabin xogtii la xiriirtaya wabiga Nil ee uu horoy u sheegay Madaxweynaha Masar markuu socday Shirkii jaraa’d ee labada Madaxweyne ku bixiyeen Caasimada dalka Masar.

Sababta hada keentay inuu Afhayeenka Madaxwaynaha Soomaaliya Cabdikariim Cali Kaar raalin galin ka bixiyo hadalkiisii hore ayaa yimid kadib markii dowlada Masar Cadaadis ku saartay soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.