Daawo:Wasaaradda Waxbarashadda Soomaaliya ay lunsatay deeqihii Waxbarasho ee 2019-2020-2021

Wasiir

Wasaaradda Waxbarashadda dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ay lunsatay deeqihii waxbarasho ee la helay sanadihii 2019-2020-2021, Ardaydii kaalinta kowaad galay sanadihii lasoo dhaafay ayaa laga musuq maasuqay Deeqihii waxbarsho ee dalka dibadiisa laga helay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.