Sawiro:Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan la qaatay wafdi ka socday hay’adda ICRC

qoorqoor

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda ICRC oo maanta soo gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta Maamulka Galmudug.

Wafdigan ayaa u kuur galaya xaaladaha beni’aadannimo ee ka jirta deegaanada Galmudug, gaar ahaan dadka ay sida xoogan u saameesay abaarta ku dhufatay deegaanada Galmudug, iyadoona gaba gabada kulanka uu madaxweynaha kaga mahad celiyay Wafdiga booqashadooda Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.