Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2022

usa

Maraykanka oo Beeniyey in Madaxwayne Xasan Sheekh Lagu Casumay Washington

19th May 2022 admin 0

Dowladda Mareykanka ayaa beenisay war maalmihii lasoo dhaafay la isla dhex marayay oo ku saabsanaa in Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud lagu marti […]

xasanshiiq

Daawo:Kulan Lagu Taageerayo Xasan Sheekh oo Lagu Qabtay Baladxaawo

19th May 2022 admin 0

Shacabka ku dhaqan Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Madaxweynaha ladoortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

rooble

Rooble Shaaciyey in $9.6 Milyan Bangiga Dhexe laga Saaray kadibna u Dhoofay Imaaradka Carabta

19th May 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii geeriyooday […]

Bangiga

lacag Dhan 9.6 Milyan oo Doolar ayaa lagala Baxay Bandhiga dhexe ee Soomaaliya

19th May 2022 admin 0

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u fasaxay Imaaraatka Carabta lacagtii $9.6 Malyan ahayd ee sida sharci darada ah kusoo geliyeen dalka Soomaaliya […]

lafatagareen

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo

19th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel gaarka […]

Gabar

Daawo:Ehelada Gabar ay afduubeen Daacish oo dowlada Codsi u diray

19th May 2022 admin 0

Ehelada Xaliimo Bada Jaamac oo Muqdisho ay ka afduubteen kooxda Daacish ayaa dowladda ka dalbaday in loo soo badbaadiyo gabadhooda oo in mudo ah ka […]

geel

Daawo:Xildhibaanad Faadumo Nine oo Xoolo Nool Ugu Deeqday Ciidamada Xooga ee ku sugan Baardheere

18th May 2022 admin 0

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan magaaladda Baardheere ee gobolka Gedo ayaa lagu wareejiyay Xoolo nool ay Ciidamada ugu deeqday Xildhibaanad Faadumo Faarax Nine.

sayid

Siyaasiyiinta Jubbaland ku Matala Gedo oo Noqday dad aan Han lahayn

18th May 2022 admin 0

Siyaasiyiinta Jubbaland ku matala Gobolka Gedo oo isugu jira Madaxwayne kuxigeen, Senataro iyo Xildhibaanada Aqalka Hoose ayaa hada ku sugan Magaalada Muqdisho, kamana mid aha […]

jamesswan

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Kulan La qaatay James Swan

18th May 2022 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya Ambassador James Swan. James Swan ayaa sheegay in […]

dagaal

Ciidamada Dowlada oo Al shabaab dib ugala wareegay Magaalada Matabaan

18th May 2022 admin 0

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa kooxda argagaxisada Al shabaab dib ugala wareegay Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ookadib markii ay Shabab qabsadeen Magaaladaas. […]

Axmedmadoobe

Rooble oo Xaafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxwaynaha Jubbaland Axmed madoobe

18th May 2022 admin 1

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay ka wada hadleen gebagebada howshii […]

Nissa

Xasan Sheekh oo Fuliyey codsigii Imaaradka iyo Ciidamadii NISA oo laga saaray Garoonka Diyaaradaha

17th May 2022 admin 1

Madaxwaynaha Cusub ee Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Kulan la qaatay Safiirka Imaaradka u fadhiya Soomaaliya ayaa markuu kulankooda Soo […]

xasansheekh

Imaaradkii oo Bilaabay Sidii dalka u Xaraashan Lahaayeen

17th May 2022 admin 0

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay safiirka dowlada imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya kaas oo Canuqabataytii saarnayd laga qaaday. Ambassador Mohammed […]

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo Kulan La qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada

17th May 2022 admin 0

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka. Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe […]

wasiir

Wasiir Dubbe oo Saxaafada ka Maqnaa ayaa ka hadlay waxqabadka Warbaahinta Qaran

17th May 2022 admin 0

Wasiirka Warfaafinta XFS Senator Cusmaan Obokor Dubbe ayaa howlwadeenada warbaahinta Qaranka ku amaanay dhabar adeygii iyo howlkarnimadii ay muujiyeen mudadii ay socdeen doorashooyinka dalka oo […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 10 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes