Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo

lafatagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ka dib Safar maalmo qaatay oo uu ku joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Madaxwayne Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho uJoogay sidii xildhibaanada koonfurgalbeed qayb uga helilahaayeen Madaxda Sare ee labada aqal ee Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.