Daawo:Ehelada Gabar ay afduubeen Daacish oo dowlada Codsi u diray

Gabar

Ehelada Xaliimo Bada Jaamac oo Muqdisho ay ka afduubteen kooxda Daacish ayaa dowladda ka dalbaday in loo soo badbaadiyo gabadhooda oo in mudo ah ka maqan.

Xaliimo badal Jaamac ayaa 26 Abril laga afduubtay Magaalada Muqdisho, kooxda daacish ee afduubtay Xaliimo Badal oo aabaheed telefon kula hadlay ayaa sheegay in gabadha lagu daro jin daacish ah balse aabaheed ayaa sheegay inuusan ku darayn gabar afduub lagu haysto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.