Rooble oo Xaafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxwaynaha Jubbaland Axmed madoobe

Axmedmadoobe

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay ka wada hadleen gebagebada howshii doorashada dalka ee guushah ku soo dhammaaday.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyay sidii uu hoggaamiyay howshii doorashada dalka iyo dhabar adeygii uu muujiyay si uu uga miro dhaliyo doorashadii dalka oo ku soo dhammaaatay si nabad ah.

1 Comment

  1. Axamad adiga waad nasiib
    Badantahay laakiin waa
    Inaad dhaaftaa jubaland
    Oo aad dadka kumarabaane
    Aad dhaaftaa
    Xasan sheikh ninka
    Mucaaradi doono waa adiga
    Oo uhuro ushaqayanaayo
    Inkasta oo xasan naftiisa
    Uu daciif yahay inaad jubaland xoog kuhaysato
    Mastodon doonto
    Ogow midaas wixii hada
    Kadanbeeyo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.