Xasan Sheekh oo Fuliyey codsigii Imaaradka iyo Ciidamadii NISA oo laga saaray Garoonka Diyaaradaha

Nissa

Madaxwaynaha Cusub ee Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Kulan la qaatay Safiirka Imaaradka u fadhiya Soomaaliya ayaa markuu kulankooda Soo dhamaaday waxuu amray in Ciidamada Nabadsugida Soomaaliyeed ee ku suga Goornka aadan cade laga qaado.

Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ee ku sugnaa garoonka Aadan cade ayaa waxay ka hortagi jireen hubka iyo Lacagta Sharci darada ah ee dalka la soo gasho.

Ciidamada Nisa ayaa waxay horay ugu guulaysteen inay qabtaan lacag badan oo Imaaradka Si Sharci daro ah kusoo gasheen taas oo la rabay in lagu waxyeeleeyo Amniga iyo Xasiloonida dalka Soomaaliya.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.