Imaaradkii oo Bilaabay Sidii dalka u Xaraashan Lahaayeen

xasansheekh

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay safiirka dowlada imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya kaas oo Canuqabataytii saarnayd laga qaaday.

Ambassador Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi ayaa ugu hambalyeeyay madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud guusha uu ka gaaray doorashadii madaxtinimada ee dalka ka dhacday.

Imaaradka ayaa waxay ka shaqeeyeen sidii dalka iyo shacbak Soomaliyeed ay u dhibaatayn lahaayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.