Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2022

Koonfurgalbeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baydhabo kula kulmay odoyaasha dhaqanka 

31st May 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa ku sugan Baydhaba ayaa kulamo is-xogwaraysi ah la qaatay odeyaasha dhaqanka ee degaannada maamulka Koonfur […]

laftagareen

Madaxwayne Xasan Sheekh oo ka warbixiyey Ujeedka Safarkiisa Baydhabo

31st May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka […]

deni

Daawo:Madaxwaynaha Puntland ayaa loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Garoowe

31st May 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Garoowe. Madaxweynaha ayaa ka hadlay guud ahaan […]

rooble

Sawiro:Rooble oo xarigga ka jaray dugsiga hoose agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

31st May 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska […]

shakuur

Cabadiraxman Cabdishakuur oo Muqdisho Dhinacna u Dhaafin ayaa ka hadlay Xalaada Abaaraha

30th May 2022 admin 1

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, wuxuu warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah ee abaaraha iyo arrimaha bani-aadannimada […]

muse

Dhageyso:Xisbiyada Mucaaradka Soomaaliland oo Shaaciyey Bananbax ka dhana Muuse Biixi

30th May 2022 admin 0

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa shaaciyay inay magacaabeen guddi 15 xubnood ah oo qaban qaabin doona dibedbaxyo ka dhan ahTaliska Madaxweyne Muuse Biixi.

boliis

Taliye Xijaar ayaa ka qayb Galay Xarig ka jarka Qaybo lagu soo kordhiyey Ciidanka Taraafikada

30th May 2022 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka qeyb galay Munaasabada Xariga looga Jarayay qaybo Cusub oo lagu soo Kordhiyay Xarunta Ciidanka Taraafikada .

qarax

Daawo:Qarax ka dhacay Afgooyo oo Gaystay Qasaaro isugu jira dhaawac iyo Dhimasho

30th May 2022 admin 0

Degmada Afgooyo ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa maanta ka dhacay Qarax kaas ahaa nooca dhulka lagu aaso waxaana uu ka dhacay Guri uu daganaa Guddomiyihii […]

Sawiro:Wafti hor u dhaca u ah Madaxwayne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo

30th May 2022 admin 0

Magaalada Baydhabo ee Caasimada Gobolka Baay Maanta waxaa gaaray Wafdi uu hoggaaminayey Agaasimaha Guud Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Shekh Maxamuud . Wafdigaan waxaa qeyb ka […]

wasiir

Daawo:Waxgaradka Puntland oo Sheegay dalka inay Ka Taliyaan Madax Hawiye ah

29th May 2022 admin 0

Odayaasha iyo waxgaradka Puntland gaar ahaan Gobalka Mudug ayaa cambaareeyay shaqo ka joojinta uu Raysal wasaare Rooble ku sameeyay wasiirka arimaha Dibadda Somaliya Cabdisaciid Muuse […]

rooble

Akhriso:Ra’iisul wasaare Rooble oo kala diray Guddiyadii doorashada dadban

29th May 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyaddii doorashada dadban , isagoo uga mahadcelyay sidii wanaagsanayd ee ay u gudteen […]

Mahadsalaad

Mahad Salaad oo la hayn Wareegto lagu Magacaabay ayaa Xilka NISA La wareegay

29th May 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane […]

rooble

Sawiro:Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwa oo Salaada Janaasada lagula Tukaday Masjidka Isbahaysiga

29th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Ra’iisul Wasaaraha XFS, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Mas’uuliyiin iyo dadweyne ayaa masjidka Isbahaysiga salaadda Janaasada kula tukaday Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo xalay […]

Shirwac

Madaxda Dowlada oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac

29th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalkan Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si wadajir ah tacsi tiiranyo leh ugu […]

villasomalia

Daawo:Agaasimihii Hore ee Madaxtooyada oo Sharaxay gadiidka iyo Hantida lagu wareejiyey Madaxwayne Xasan Sheekh

28th May 2022 admin 0

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad […]

Posts pagination

1 2 … 10 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes