Daawo:Qarax ka dhacay Afgooyo oo Gaystay Qasaaro isugu jira dhaawac iyo Dhimasho

qarax

Degmada Afgooyo ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa maanta ka dhacay Qarax kaas ahaa nooca dhulka lagu aaso waxaana uu ka dhacay Guri uu daganaa Guddomiyihii hore ee Amniga Afgooyo.

Labo qof oo shacab ah ayaa ku geeriyootay sadex kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax maanta ka dhacay Degmada Afgooye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.