Cabadiraxman Cabdishakuur oo Muqdisho Dhinacna u Dhaafin ayaa ka hadlay Xalaada Abaaraha

shakuur

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, wuxuu warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah ee abaaraha iyo arrimaha bani-aadannimada dalku marayo.

Natiijooyinka horudhaca oo uu soo saaray Cabadiraxman Cabdishakuur ayaa ahaa sidaan hoos ku qoran.

1. 6.1 milyan oo qof oo Soomaali ah ay halis ku sugan yihiin
2. Wacyigelin la’aan baahsan ay ka dhex jirto bulshada
3. Gurmad iyo birmad degdeg oo loo baahan yahay
4. Deeqaha howlaha gargaarka dalka oo aad u ugu yar baahida jirta
5. Wadajir iyo wadashaqeyn dhanka siyaasadda ah in ay lagama maarmaan tahay.

1 Comment

  1. Abaar way jirtaa laakiin
    Waxa loogeeyay pooska
    Qadiijo diiriye waa
    60,milion haysto waan naqaanaa dadkaa shafka lacagta ayay kajacelyihiin
    Raxan maamul bay yalatay
    Yaadxaraan doontaan,
    Ninkii badaxa xarashay
    Dad baahan miyuu caawinkaraa

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.