Mahad Salaad oo la hayn Wareegto lagu Magacaabay ayaa Xilka NISA La wareegay

Mahadsalaad

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad, taas oo ka dhacday xarunta hay’adda.

Xildhibaan Mahad Salaad ayaanan la aqoon Cida magacowday mana jirto Wareegto kasoo baxday Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo warbaahinta Dowlada Soomaaliya iyo Tan Vila Soomaliya lagu daabacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.