Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2021

Rooble

Daawo:Rooble oo sheegay Xulista ergooyinka waxaa ka masuula Maamul goboleedyada

31st August 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee heer Federaal, heer dowlad-goboleed iyo kuwa Xallinta Khilaafaadka ayaa sharraxaad ka siiyay […]

muuse

Daawo:Muuse Suudi oo Lagu soo dhaweeyey Magaalada Jowhar

31st August 2021 admin 0

Senatar Muuse Suudi ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Jowhar, halkaasoo lagu wado inay maalmaha soo socda ka dhacdo Doorashada Aqalka Sare, Soo dhoweynta Muuse suudi […]

rooble

Sawiro:Rooble oo Guddiyada Doorashooyinka Kala hadlay dib udhaca Doorashada

31st August 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka ayaa sharraxaad ka […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo warqada aqoonsiga ka gudoomay safiirk Tanzania iyo Angola

31st August 2021 admin 0

Danjiraha Jamhuuriyadda Tansaaniya Mudane John S. Simbachawene ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Madaxweynaha dalkiisa Marwo Samia Hassan, taas oo ku […]

guudlaawe

Madaxwaynaha Hirshabeele oo bilaabaya Magacaabista musharaxiinta Aqalka Sare

31st August 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Gudlaawe Husseen oo saacadaha soo socda ku dhawaaqaya Musharaxiinta Aqalka ku matalasya Hirshabeele ayaa maanta kulan la qaatay Gudiga Doorashada […]

coronavirus

Akhriso:Shaqaalaha Shaqaalaha Soomaliya oo lagu amray qaadashada Talalka Covid19

31st August 2021 admin 0

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay dhammaan hey’adaha kala duwan ee dowladda ugu wargelineyso inay talaalaan shaqaalahooda, […]

Qoorqoor

Galmudug oo Qarka u saaran Burbur iyo Fashil ku yimaada Madaxda Sarre

31st August 2021 admin 0

Maamul Goboleedka Siomaaliyeed ee Galmudug ayaa waxuu wajahayaa burbur, Xasilooni daro iyo Musuq maasuq baahan oo curyaamiyey Wasaaradaha kala duwan ee maamulka Galmudug iyo Xafiisyada […]

cabdulaahi

Daawo:Cabdulaahi Sheekh oo u tartamaya Kursiga Muuse Suudi ayaa garay Jowhar

30th August 2021 admin 0

Cabdillaahi Sheekh Xasan oo u tarmaya mid ka mid ah kuraasta ugu adag Aqalka Sare ee hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar e Caasumada Maamulka […]

wasiir

Wasiirka warfaafinta oo hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka

30th August 2021 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka isaga oo fulinaya amarka Raisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya […]

Rooble

Daawo:Ra’iisulwasaare Rooble oo kulan la qaatay Midowga Musharaxiinta

30th August 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin dardar […]

HOOYOOYIN

Daawo:Abwaan Guuro oo Sharci daro ku dagan aqalka Hooyooyinka ayaa Wasiir Dube eedeyn usoo jeediyey

30th August 2021 admin 0

Abwaan Guure oo ah agaasimaha Idaacada Radio Kulmiye ee magaalada Muqdisho oo mudo ka badan 10 sano Sharci daro ku dagan Aqalka Hooyooyinka Qaranka ayaa […]

tiyaatarka

Daawo:Fanaaniin ka horyimid dhulka tiyaatarka qaranka oo laga iibiiyey shirkad ganacsi

30th August 2021 admin 0

Abwaanada iyo hobalada qaranka ee waaberi ayaa ka horyimid heshiis uu la galay wasiirka wasaarada Warfaafinta xukuumada soomaaliya shirkad Ganacsi oo qeyb ka mid ah […]

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey dalka Turkiga

30th August 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo howlo shaqo ku tagay Dalka Turkiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Ankara  ku soo dhaweyay Saraakiil […]

daahirgeele

Daawo:Midowga Musharaxiinta oo Sheegay in Farmaajo ka masuul yahay dib udhaca Doorashada

29th August 2021 admin 0

Midowga Musharixiinta ayaa kulan ay maanta ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxaa ay kasoo saareen qodobbo dhowr ah oo ay kaga hadleen arrimaha taagan dalka, waxayna […]

dube

Sawiro:Wasiiro iyo Masuuliyiin ka qayb qaatay Soo dhaweynta Xulka Haylaan

29th August 2021 admin 0

Cayaartooyda kubada cagta ee ka timid Haayland ee maamul goboleedka Puntland  ayaa waxaa garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ku Soodhaweyay Wasiiro ka tirsan  Xukuumadda […]

Posts pagination

1 2 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes