Daawo:Muuse Suudi oo Lagu soo dhaweeyey Magaalada Jowhar

muuse

Senatar Muuse Suudi ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Jowhar, halkaasoo lagu wado inay maalmaha soo socda ka dhacdo Doorashada Aqalka Sare, Soo dhoweynta Muuse suudi ayaa waxaa ka qeyb qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle, Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe, Maamulka degmada, qeybaha bulshada iyo barbaarta gaashaaman.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.