Daawo:Abwaan Guuro oo Sharci daro ku dagan aqalka Hooyooyinka ayaa Wasiir Dube eedeyn usoo jeediyey

HOOYOOYIN

Abwaan Guure oo ah agaasimaha Idaacada Radio Kulmiye ee magaalada Muqdisho oo mudo ka badan 10 sano Sharci daro ku dagan Aqalka Hooyooyinka Qaranka ayaa waxuu ku eedeeyey wasiirka Warfaafinta Soomaaliya inuu Kireeyey qayb kamida Aqalka Tiyaatarka qaranka Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.