Daawo:Midowga Musharaxiinta oo Sheegay in Farmaajo ka masuul yahay dib udhaca Doorashada

daahirgeele

Midowga Musharixiinta ayaa kulan ay maanta ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxaa ay kasoo saareen qodobbo dhowr ah oo ay kaga hadleen arrimaha taagan dalka, waxayna soo saareen Afar qodob oo la xariira doorashada dalka ka dhacays, waxaana qodobada ka mid ahaa in daaha iyo dib u dhaca ku yimid doorashada uu mas’uul ka yahay Madaxweynaha soomaaliya Maxamed cabdulaahi farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.