Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2021

Cumar Filish

Sawiro:Gudoomiye Cumar Filish oo Kulan Qaatay Shariif Sheekh Axmed

4th May 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud   Maxamed (Cumar filish) ayaa la kulmay Madaxweynihii  hore ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed, iyagoo […]

coronavirus

Daawo:Galmudug oo Qabatay Tababar la xariira ka Hortaga Coronaha

4th May 2021 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa tababar la xiriira ka hortaga iyo maareynta Covid-19 u furtay qaar ka mid ah shaqaalaha Xarumaha Caafimaadka Galmudug.

deni

Deni oo 200,000 kaga Qayb qaatay Qalalaasaha Muqdisho

4th May 2021 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni ayaa waxaa uu waqti badan ku bixiyey sidii Magaalada Muqdisho amnigeeda u xumaan lahaa bulshada ku noolna ay uga Qaxi […]

Rooble

Akhriso:Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddi u Magacaabay qalalaasihii ka dhacay Muqdisho

4th May 2021 admin 0

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka soo tala bixiya xalka gaarista qalalaasahii ka dhacay magaalada Muqdisho. Qoraal ka […]

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo kawadahadlay iskaashiga labada Dal

4th May 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maaxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan qadka taleefanka amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al Thani ayaa kawada hadlay arrimo […]

Farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay madaxda warbaahinta gaarka loo leeyahay

4th May 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabbilay qaar ka mid ah madaxda xarumaha warbaahinta gaarka loo leeyahay ayaa ugu […]

Wasiir

Sawiro:Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay madaxda Jaamacadaha

4th May 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Agaasimaga guud Wasaaradda Waxbarshadda Mudane Maxamed Caabi Xasan ayaa la kulmay […]

Farmaajo

Madaxweynaha Soomaliya oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Cusub ee Itoobiya

3rd May 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan. […]

Bayle

Wasiir Bayle oo kulan la qaatay xubno katirsan Bangiga Hormarinta Afrika

3rd May 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan dhinaca Khadka Internetka ah ee Aalada  Zoomka) waxaa uu kula qaatay xubno katirsan Bangiga  Horumarinta […]

Rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo hambalyo u diray suxufitiinta Soomaaliyeed

3rd May 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Hussein Roble oo saxafiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka ee May 3, ayaa ku ammaanay kaalintooda, isagoo ballan […]

haramcad

Dowlada Soomaaliya oo Dib u Soo Ceshatay Gaari lagala Goostay

3rd May 2021 admin 0

Taliska Ciidanka Haramcad iyo Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa xaqiijiyay in dib ay u soo ceshadeen gaarigii lala goostay kaas oou galay Kooxaha Isbaarooyinka dhigtay […]

wasiir

Dhageyso:Wasiir Dubbe oo hambalyo u diray saxafiyiinta Soomaaliyeed

3rd May 2021 admin 0

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Osman Abokar Dubbe ayaa hambalyo u diray dhamaan saxafiyiinta caalamka , si gaar ahna waxa […]

Rooble

Daawo:Ra’iisalwasare Rooble oo kulan la qaatay Sheekh Shariif

2nd May 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Madaxweynihii hore ee dalka mudane Sheekh Sharif Sheikh Axmed oo ay ka wada hadleen xaaladda […]

Rooble

Daawo:Rooble oo Shir iskugu yeeray Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

2nd May 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku casuumay Shirka Golaha Wadarashiga Qaran ee dhammeystirka Arrimaha doorashooyinka […]

lafatagareen

Sawiro:Madaxwayne Laftagareen oo kulan la qaatay hay’addaha garsoorka Koonfur Galbeed

2nd May 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay”addaha kala duwan ee Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed […]

Posts pagination

« 1 … 12 13 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes