Daawo:Ra’iisalwasare Rooble oo kulan la qaatay Sheekh Shariif

Rooble

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Madaxweynihii hore ee dalka mudane Sheekh Sharif Sheikh Axmed oo ay ka wada hadleen xaaladda guud ee dalka, xasilloonida caaasimadda iyo arrimaha dooraahooyinka dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.