Deni oo 200,000 kaga Qayb qaatay Qalalaasaha Muqdisho

deni

Madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni ayaa waxaa uu waqti badan ku bixiyey sidii Magaalada Muqdisho amnigeeda u xumaan lahaa bulshada ku noolna ay uga Qaxi lahaayeen.

Madaxwayne Deni ayaa waxuu qalalaasaha Muqdisho kaga qayb qaatay lacag dhan 200,000 Doolar sida ay sheegeen Kooxda la baxday Badbaado qaran.

Lacagtaas Deni soo diray ayaa waxaa loo isticmaal in raashin iyo xoolo nool loogu gado Askarta Jidgooyooyinka dhiagtay Magaalada muqdisho.

Xubnaha Badbaado qaran oo ay kamid yihiin Sheekh shariif, Xasan Shiiq, cabdixaashi, Xasan Cali Khayre iyo kuwa kale ayaa waxay Madaxwayne Deni uga mahadceliyeen Tabaruca usoo gaarsiiyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.