Dowlada Soomaaliya oo Dib u Soo Ceshatay Gaari lagala Goostay

haramcad

Taliska Ciidanka Haramcad iyo Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa xaqiijiyay in dib ay u soo ceshadeen gaarigii lala goostay kaas oou galay Kooxaha Isbaarooyinka dhigtay meelo kamida Magaalada Muqdisho.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa bilaabay la kulmida musharaxiinta mucaaradka ee shalay soo dhaweeyey talaabadii Madaxweynah JFS ugu wareejiyey Amniga dalka iyo howlaha Doorashooyinka waxaaumana kala hadlay sidii amniga Magaalada muqdisho looga wada shaqeyn lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.