Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2021

sayid

Kismaayo dadka Coronaha u dhimanaya oo Xad dhaaf noqday iyo Amaro lagu soo rogay

2nd April 2021 admin 0

Wareegto kasoo Baxday Madaxwayne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland Maxmuud sayid Aadan ayaa Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo rogay Awaamiir lagu xakamaynayo faafida Caabuqa Coronaha kaas […]

Ismaciil

Daawo:Ismaaciil Cumar Geele oo Dhawaan is dooran Doono

2nd April 2021 admin 0

Madaxwayanha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa dhawaan waxaa la filayaa in dib loo doorto kadib markii Mucaaradkii Jabuuti diideen inay la tartamaan madaama nidaamka doorashada […]

gaalkacyo

Dhageyso:Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo digniin u diray Shabaab

2nd April 2021 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) oo ka hadlaayey rag ka tirsan Ciidamada Amniga Puntland oo lagu laayey Gaalkacyo ayaa waxuu sheegay […]

Wasiir

Sawiro:Kualn Dhex Maray Wasiirka Caafimaadka iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

2nd April 2021 admin 0

Wasiirka Wasaardda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fawziya Abikar Nur iyo Ku-Simaha Agasimaha Guud ee Wasaardda Mudane Maxamad Cabdulqadir Xirsi ayaa […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo kulan isugu yeeray maamul goboleedyada iyo gobalka Banaadir

1st April 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa mar kale isugu yeeray madaxweynayaasha 5ta Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir in ay shir isugu yimaaddaan […]

guudlaawe

Sawiro:Madaxweynaha Hirshabeele oo lagu soo dhaweeyey Warsheekh

1st April 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maanta gaaray degmada Warsheekh ayaa dhagax dhigay suuqa malaayga Degmada […]

sanka

Taliyaha Qaybta 21aad oo ku dhawaaqay dagaal ka dhana Shabaab

1st April 2021 admin 0

Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka General Maxamed Caddow Cali {Sanka} ayaa Kormeeray xeryaha ciidanka ee degmada Cadaado isagoo u sheegay inay u diyaar […]

dpworld

Daawo:Imaaradka oo Curyaamiyey dekada Boosaaso iyo Markab kusoo caaryey

1st April 2021 admin 0

Tan iyo intii ay Dekada Boosaaso lagu wareejiyey shirka DP world ee laga lee yahay dalka Imaaradka oo laga joogo mudo kabadan Afar sano Waxaa […]

james

QM oo sheegtay iyadoo la dhowrayo Madaxbanaanida Soomaliya waa in doorasho la Qabtaa

1st April 2021 admin 1

Golaha ammaanka Qaramada Midoobey ayaa kulan deg deg ah waxaa ay ka yeesheen xaaladda siyaadeed ee Soomaaliya, waxaana ay baaq  u direen Dowladda Federaalka Soomaaliya […]

jamaal

Wasaaradda Qorsheynta ayaa soo bandhigtay daraasad ku saabsan saameynta Coronaha

1st April 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa guddoomiyay madasha lagu soo badhigay daraasadan oo foogaan aragta ( Internet-ka) ah, iyada oo ay qeyb […]

odawaa

Sawiro:Jeneraal Odawaa iyo Hawlgalka Midowga Yurub oo Muqdisho ku Kulmay

1st April 2021 admin 0

Taliyaha ciidanka xoogga dalka, sareeyo guuto Odowaa Yuusuf Raage, ayaa taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) kala hadlay xoojinta kor u qaadista tababarka ciidanka […]

Posts pagination

« 1 … 13 14

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes