Madaxweyne Farmaajo oo kulan isugu yeeray maamul goboleedyada iyo gobalka Banaadir

farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa mar kale isugu yeeray madaxweynayaasha 5ta Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir in ay shir isugu yimaaddaan maalinta Sabtida oo bishu tahay 3da April 2021 Xarunta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee Afisyooni si looga wada hadlo hirgelinta heshiisyadii 17kii September 2020 iyo 16 Febraayo 2021.

Shirkaan uu ku baaqay Madaxwayne Farmaajo ayaa waxaa laga yaabaa inuu kasoo qayb galaan Madaxwaynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.