Sawiro:Madaxweynaha Hirshabeele oo lagu soo dhaweeyey Warsheekh

guudlaawe

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maanta gaaray degmada Warsheekh ayaa dhagax dhigay suuqa malaayga Degmada waxa uuna soo indha indheeyay xarumaha Maamulka iyo Cusbitaalka Magaalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.