Taliyaha Qaybta 21aad oo ku dhawaaqay dagaal ka dhana Shabaab

sanka

Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka General Maxamed Caddow Cali {Sanka} ayaa Kormeeray xeryaha ciidanka ee degmada Cadaado isagoo u sheegay inay u diyaar garoobaan howl gallada looga xoreynayo Galmudug kooxaha Khawaarijta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.