Daawo:Imaaradka oo Curyaamiyey dekada Boosaaso iyo Markab kusoo caaryey

dpworld

Tan iyo intii ay Dekada Boosaaso lagu wareejiyey shirka DP world ee laga lee yahay dalka Imaaradka oo laga joogo mudo kabadan Afar sano Waxaa marba marka kasii dambeeyey qasaaro iyo dhibaato ku imaanaysay ganacstada soomaliyeed ee istimaasha dekada Boosaaso.

Heshiiskii lala galay Imaaradka ayaa ahaa inay dhisaan dekada Boosaaso si ay ugu soo xirtaan Afar Markab balse taa badalkeeda waxuu noqday inay curyaamiyaan Dekada oo ay noqoto mid Qasaaro u gaysta bulshada Puntland iyo shacabka Soomaliyeed ee isticaala dekada Boosaaso.

Markab Siday Shamiito oo u rarna ganacsato soomaliyeed ayaa kusoo caaryey dekada Boosaaso kadib markii loo waayey Tag soo jiida maadam Dekada aysan lahayn Tag.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.