QM oo sheegtay iyadoo la dhowrayo Madaxbanaanida Soomaliya waa in doorasho la Qabtaa

james

Golaha ammaanka Qaramada Midoobey ayaa kulan deg deg ah waxaa ay ka yeesheen xaaladda siyaadeed ee Soomaaliya, waxaana ay baaq  u direen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada.

Kulan ay ku yeesheen magaaladda NewYork ayay kaga hadlen xaaladda Soomaaliya, waxaana Madaxda Soomaalida loogu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dalka uga qabtaan doorasho iyadoo la raacayo heshiiskii 17 Sebtembar iyo Talooyinka shirkii Baydhabo.

Dhanka kale qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay mahiim tahay in la dhowro lana tixgaliyo Madaxbanaanida Dowlada Soomaliya.

1 Comment

  1. Dalkan somali ayaa lah
    Dorasho waydhici laakiin
    Doeashadu waa in aay
    Ahaataa hal cod iyo hal
    Qof UN way ogyihiin adunku
    Uu sharcugu hagaayo saas
    Baywaayeen meel aay udhaafan
    17 September very good
    Tankale Dani iyo axmed Islam
    Matagikaran airport because
    Waa ciidanka gorgor baa
    Sugaayo ayaguna way ogyihiin
    Turky ciidan buudhisay
    Haramacad nisa where ciidan😀

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.