Kismaayo dadka Coronaha u dhimanaya oo Xad dhaaf noqday iyo Amaro lagu soo rogay

sayid

Wareegto kasoo Baxday Madaxwayne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland Maxmuud sayid Aadan ayaa Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo rogay Awaamiir lagu xakamaynayo faafida Caabuqa Coronaha kaas oo dad badan ay ugu dhigteen Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.