Daawo:Ismaaciil Cumar Geele oo Dhawaan is dooran Doono

Ismaciil

Madaxwayanha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa dhawaan waxaa la filayaa in dib loo doorto kadib markii Mucaaradkii Jabuuti diideen inay la tartamaan madaama nidaamka doorashada Jabuuti uusan cadaalad ku dhisnayn waa sida ay sheegeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.