Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2021

dhoore

Dhageyo:Taliska Ciidanka Dhulka ayaa ka warbixiyay howlgalo lagu baacsanayo Shabaab

7th April 2021 admin 0

General  Maxamed Tahliil Biixi, taliyaha Ciidanka dhulka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dagaaladii Ciidamada xoogga dalka beryahaan ay ka wadeen qeybo ka […]

farmaajo

Shirkii Dowlada iyo Maamul goboleedyada ooo Muqdisho ka furmay

7th April 2021 admin 0

Shirkii Gollaha Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka ayaa hadda ka furmay Afisyooni waxaana shir gudoominaya Madaxwaynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo iadoo ay kasoo Qeyb galeen Ra’iisul […]

beesha

Beesha Caalamka Oo Madaxda Soomaalida Ugu Baaqday Inay Heshiiyaan Kahor Bisha Ramadaan

6th April 2021 admin 0

Beesha Caalamka 06 Abriil 2021 – Iyadoo ay Soomaalidu u diyaar garoobayaan soo dhaweynta Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Beesha Caalamigu waxay muujinayaan rajo ah in […]

qoorqoor

Sawiro:Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray deegaanno dhawaan ay la wareegeen ciidamada xoogga

6th April 2021 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” ayaa maanta kormeeray furimaha dagaalka, gaar ahaan deegaanada Sinadhaqo iyo labi-dulle oo Samareeb kaga beegan jahada koonfureed, si uu […]

rooble

Rooble oo bogaadiyey Howlwadeennada Gargaarka Caafimaad ee la tacaalaya COVID-19

6th April 2021 admin 0

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Xarummaha Xiriirka Dadweynaha 449 oo ka shaqeeya isku xirka shacabka, goobaha caafimaadka iyo Guddiga […]

wasiir

Sawiro:Waraada Arimaha gudaha oo qabatay Shir ka dhana Axmed Madoobe

6th April 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula  qaatay Odayaasha Dhaqanka Beelaha dagga  Jubaland  […]

roob

Degmooyinka ka tirsan Gobolka Gedo oo Roobaystay

6th April 2021 admin 0

Gobolka Gedo oo ay ka jirtay Abaar dhibaato ku haysay Dadka iyo Duunyada ayaa waxaa maanta ka da’ay Roob fiican kaas biyo dhigay Meelaha qaarkood. […]

Bayle

Sawiro:Wasiir Beyle oo shirka wasaaradaha maaliyada ee afrka ka qayb galay

6th April 2021 admin 0

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Wasiirada Maaliyadda ee dalalka Afrika ayaa tilmaamay […]

khadiijo

Sawiro:Wasiir Khadiijo iyo Safiirka Shiinaha oo kawadahadlay xaalada Abaaraha

6th April 2021 admin 0

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka xukumadda federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta xarunta Safaaradda shiinaha ee Magaalada Muqdisho kulan looga hadlayay Arrimaha gargaarka iyo […]

farmaajo

Shirkii Dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo Baaqday

6th April 2021 admin 0

Shirkii madaxda Qaranka iyo madaxda dowlad goboleedyada ee lagu waday maanta inuu ka qabsoomo xerada ciidanka cirka ee Afisyooni ayaa dib loo dhigay. Shirka ayaa […]

kenya

Dawladaha Cadawga ku ah Soomaaliya iyo kooxda Burbur qaran maxaa mideeyey W/Q Jimacaale

6th April 2021 admin 0

Waxaa hubaal oo aan cidna ka qarsooneyn cadaw tinimada dawladaha ay ugu horeeyaan Kenya iyo Imaaraadku u hayaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed,ma qarsadaan oo waxay […]

rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday Askartii ku dhaawacmay Awdheegle iyo Barire

5th April 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa booqasho ugu tegey ciidamadii naftood hurayaasha ahaa ee ku dhaawacmay dagaaladii Argagixiaada Nabadiidku ku […]

faroole

Daawo:Faroole oo eedeyn u jeediyey BBC

5th April 2021 admin 0

Madaxweynihii hore ee Puntland Senator Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ka hadlay marxaladda kala guurka dalka, gaar ahaan khilaafyada dastuuriga ah ee ka taagan […]

qoorqoor

Sawiro:Madaxwayne qoorqoor oo dib ugu Soo laabtay Dhuusamareeb

5th April 2021 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhusamareb ee Caasimadda maamulka Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa […]

Taano

Sawiro:Safiirka Soomaaliya u jooga Dalka Qatar oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan CXDS oo Tababar u jooga dalkaas

5th April 2021 admin 0

Safiirka Dowladda Federalka Soomaaliya  u jooga Dalka Qatar ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed  oo Tababar u jooga dalkaas. Safiirka […]

Posts pagination

« 1 … 11 12 13 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes