Shirkii Dowlada iyo Maamul goboleedyada ooo Muqdisho ka furmay

farmaajo

Shirkii Gollaha Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka ayaa hadda ka furmay Afisyooni waxaana shir gudoominaya Madaxwaynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo iadoo ay kasoo Qeyb galeen Ra’iisul Wasaaraha JFS, dhamaan Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada dalka Iyo Gobolka Banaadir.

Shirkaan oo ayaa shalay baaqday kadib markii Madaxwaynaha Galmudug Cabdi Kaariye Qoor qoor oo Safar ugu maqnaa Galmudug oo uu mudo badan ka maqnaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.