Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2021

mahadbashiir

Maamulka Galmudug oo Xoriyadiisii dib u Siiyey Agaasimaha Soyaal TV Mahad Bashiir

29th January 2021 admin 0

Laamaha Amniga maamulka Galmudug ayaa Xoriyadiisi dib u siiyey Agaasimaha telefishinka afka Soomaaliga ku hadla ee Sooyaal TV Mahad Bashiir Xilif kaas oo saacado badan […]

caligeedi

Cali Geedi oo Madaxwaynayaashii hore ugu baaqay inay u hambalyeeyaan Madaxwayne farmaajo

29th January 2021 admin 0

Ra’isul wasaarihii hore Soomaliya Cali Maxamed Geedi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalda Muqdisho ayaa waxuu u mahadceliyey Madaxwaynaha Soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo sida uu […]

wasiir

Sawiro:Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay arimaha xuduuda kenya iyo soomaaliya

29th January 2021 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa shalay gelinkii dambe oo Khamiis ahayd kula kulmay Magaalada Addis Ababa, Ra’iisul wasaare ku […]

beesha

Beesha Caalamka oo ku baaqday kulan deg dega oo lagu xaliyo arimaha Doorashada

29th January 2021 admin 0

Saaxiibada beesha caalamku waxay soo dhoweynayaan magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, ee la soo bandhigay 27ka bisha Janaayo. Inkastoo […]

bogmadow

Taliyaha Guutada 43aad Generaal Bogmadow ayaa ka war bixiyey Jabkii soo gaaray Canaasiirtii Axmed Madoobe iyo Janan

29th January 2021 admin 0

Taliyaha Qaybta 43-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka hawlgasha Jubbooyinka Sareeyo Guuto Cali Maxamed Maxamuud Bogmadow oo kamid ahaa Waftigii wasiirada ahaa ee tagay […]

bananban

Daawo:Gudoomiye Cumar filish oo ka qayb galay bananbax lagu taageerayo Madaxwayne farmaajo

29th January 2021 admin 0

Banaanbax si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka qayb galeen qaybaha kaladuwan ee Bulshada Gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiin  kala duwan oo isugu […]

wasiir

Wasiir Warfaafinta Soomaaliya ayaa ka warbixyey Dhibkii soo gaaray Bulshada Baladxaawo

29th January 2021 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo kamid ahaa wafti wasiiro iyo taliyaal ciidan oo gaaray degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyay dhibkii […]

carabow

Daawo:Xildhibaan Carabow Bulshada Banaadir waa inay u abaal Gudaan madaxwayne Farmaajo

28th January 2021 admin 0

Xildhibaan Cabduqaadir Carabow oo kamida Xildhibaanada Baralamaanka soomaaliya ayaa sheegay sidaan”Waxaa noo cadaatay in madaxweyne Farmaajo uu ka dhabeeyay Ballanqaadkii uu noo sameeyay,shacabka Banaadirna waxaa […]

wasiir

Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay Maleeshiyaadkii Axmed Madoobe inay heli doonaan Daryeel

28th January 2021 admin 0

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji oo waheliyaan Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS Cabduqaadir Nuur Maxamed Jaamac , wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cismaan Dubbe iyo Wasiiru-dowlaha […]

cumar

Daawo:Gudoomiye Cumar Filish oo soo dhaweeyey Go’aankii Madaxwayne farmaajo

28th January 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo shir jaraa’id ku qabtay Magalada Muqdisho ayaa soo dhoweeyey go’aanka Taariikhiga ah […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo ansixiyey in 13 kursi ee gobolka Banaadir lagu kordhiyo Aqalka sare

28th January 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku […]

axmed madoobe

Wasaarada Arimaha Gudaha oo Ka Soo Horjeesatay Guddiga Doorashada ee ay Magacaabeen Deni iyo Axmed Madoobe

28th January 2021 admin 0

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtay xubnaha guddiyada maamulaya doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee ay shaaciyeen maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Bayaan kasoo baxay […]

daahiramiin

Daawo:Xildhibaan Jeesow oo Kenya ku eedeeyay inay duulaan qaawan ay ku soo qaaday Soomaaliyeed

28th January 2021 admin 0

Xildhibaan daahir amiin jeesow oo kamida barlamaanka soomaaliya ayaa dowladda Kenya ku eedeeyay inay duulaan qaawan ay ku soo qaaday dhulka Soomaaliyeed.

diyaarad

Sawiro:Dowladda Soomaaliya oo deeq raashiin ah gaarsiiyey degmada Xuddur

28th January 2021 admin 0

Magaalada Xudur ee gobolka Bakool oo dhawaanahaan ay ka jirtay xaalad beni’aadanimo ayaa waxaa gaarey 7 diyaaradood oo sida gargaar raashin ah oo gaaraya 49 […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo dalacsiiyay ciidamadii Fashiliyey duulaankii lagu soo qaaday dhulka Soomaaliya

28th January 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Framaajo ayaa  min hal darajo dalacsiiyay ciidamadii jilbaha u aasay duulaankii Jabhadda falaagada iyo ciidamada Kenya  oo is […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes