Daawo:Xildhibaan Carabow Bulshada Banaadir waa inay u abaal Gudaan madaxwayne Farmaajo

carabow

Xildhibaan Cabduqaadir Carabow oo kamida Xildhibaanada Baralamaanka soomaaliya ayaa sheegay sidaan”Waxaa noo cadaatay in madaxweyne Farmaajo uu ka dhabeeyay Ballanqaadkii uu noo sameeyay,shacabka Banaadirna waxaa nalaga rabaa in ay ogsoonaadaan cidda abaalka u gashay Maanta”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.