Wasiir Warfaafinta Soomaaliya ayaa ka warbixyey Dhibkii soo gaaray Bulshada Baladxaawo

wasiir

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo kamid ahaa wafti wasiiro iyo taliyaal ciidan oo gaaray degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyay dhibkii ay Maleeshiyaadkii kenya soo abaabushay u gaysteen shacabka Soomaaliya ee ku nool degmada Baladxaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.