Cali Geedi oo Madaxwaynayaashii hore ugu baaqay inay u hambalyeeyaan Madaxwayne farmaajo

caligeedi

Ra’isul wasaarihii hore Soomaliya Cali Maxamed Geedi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalda Muqdisho ayaa waxuu u mahadceliyey Madaxwaynaha Soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo sida uu ugu dhiiraday saxiixa Xildhibaanada Matala Gobolka Banaadir.

Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay Siyaasiyiin badan inay Jilaafeenayaan Maqaamka gobolka banaadir, waxaa uuna ugu Baaqay Madaxwayneyaashii hore iyo siyaayiinta kale inay u hambalyeeyaan Madaxwayne Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.