Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2020

farxaanxidig

Daawo:Farxaan Xidig oo isu sharaxay Xildhibaanka Dowlada soomaliya

7th November 2020 admin 0

Munaasabad Lagu Maamuusayey Musharaxa Xildhibaanka Dowlada federaalka ah ee soomaliya Farxaan Xidig ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho.

hirshabeele

Sawiro:Xildhibaanada Hirshabeele oo ansixiyay Gudiga doorashada Madaxwaynaha

7th November 2020 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaay ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle kalafadhiga 1aad kulinkiisa 4aad ee Baarlamanka […]

mursal

Barlamaanka Soomaaliya oo kulan mahiima ku yeelanaya Muqdisho

7th November 2020 admin 0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya xarunta kumeel gaarka ah (KMG) ee Villa Hargeysa. Ajendaha kulanka […]

qoorqoor

Qoorqoor oo magacaabay Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka Galmudug

7th November 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka Galmudug markii labaad. Maamulka Galmudug ayaa markiii hore magacaabay gudi kuligood rag ah kuwaas […]

shakuur

Daawo:Odayaal ka hadlay boorarkii C/Cabdishakuur oo Muqdisho laga dajiyey

6th November 2020 admin 1

Waxgarad ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Ciidamada Madaxtooyada Soomaaliya ku eedeeyey inay dajiyeen boorarka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame uu ku muujinayay musharaxnimadiisa madaxtinimada dalka.

koonfurgalbeed

Daawo:Koofurgalbeed oo Joojisay Isticmaalka xanuun baabi’iyaha Tramadol

6th November 2020 admin 0

Shir Deg Deg ah oo uu isugu yeerey Kusimaha Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dr Cali Saciid Faqi ,wasaaradda Caafimaadka KGS […]

boliis

Sawiro:Taliyaha Ciidanka booliska ayaa kormeeray xarumaha ciidanka booliska Gobalka Bari

6th November 2020 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa kormeeray xarumaha Ciidamada Booliska Gobalka Bari. Taliyaha ayaa Booqday Goobaha loo asteeyey in lagu […]

ciidan

Sawiro:Ciidanka Xoogga oo howl-gal ka dhan ah Shabaab kawada deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud

6th November 2020 admin 0

Deegaanka Cada-xaar oo dhanka Waqooyi kaga beegan deegaanka bulacle ee gobolka Galgaduud ayaa hadda waxaa ka socanaya dagaal u dhexeeya ciidanka xoogga dalka iyo argagixisada […]

rooble

Sawiro:Rooble oo markii ugu horaysay Kormeeray xerada TurkSom

6th November 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka ee TurkSom, isagoo ku boggaadiyay Saraakiisha Turkiga tababarka heerkiisu […]

khaasim

Daawo:Dr Qasim Xirsi oo ka warbixiyey Doorashada Diinaysan

5th November 2020 admin 0

Dr Qaasim Xirsi oo ah Barre Jaamacadeed ayaa waxuu sharaxaad ka waafiya ka Bixiyey Doorashada Diinaysan ee Soomaaliya. Dr Qaasim Xirisi oo si qoto dheer […]

ugaas

Daawo:Banaanbax Nabaded oo Maanta ka dhacay Degmada Cabudwaaq

5th November 2020 admin 0

Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay Bananbax Nabadeed kaas oo kasoo qayb galeen qaybaha Bulshada oo ugu horeeyo Ugaas Maxamed Ugaas Kayse, Waxgaradka […]

karaash

Daawo:Karaash oo Booqday dhismaha cusub ee Bangiga dhexe ee Puntland

5th November 2020 admin 0

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland ahna Ku simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa kormeer shaqo ku tegay Dhismaha cusub ee uu yeelan doono Bangiga Puntland […]

luqmaan

Akhriso:Guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo la magacaabay

5th November 2020 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hirshabeelle Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay Gudiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeele.

Sawiro:Banbixii Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo la soo gabagabeeyey

5th November 2020 admin 0

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 5 Nofeembar 2020 soo gabagaboobay banbax howlleed ay yeesheen Golaha Wasiirrada oo soconayey muddo saddex maalmood ah. Arrimaha ugu waaweyn […]

laftagareen

Akhriso:Laftagareen oo Magacaabay Gudiga Doorashooyinka

5th November 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Posts pagination

« 1 … 11 12 13 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes