Daawo:Banaanbax Nabaded oo Maanta ka dhacay Degmada Cabudwaaq

ugaas

Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay Bananbax Nabadeed kaas oo kasoo qayb galeen qaybaha Bulshada oo ugu horeeyo Ugaas Maxamed Ugaas Kayse, Waxgaradka magaalada ,maamulka Degmada Caabuwaaq, Ciidamada kala duwan ee amniga, Dhalinyaro iyo haween.

Hoos kadaawo warbixinta wariye ayaanle cabdulaahi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.