Daawo:Dr Qasim Xirsi oo ka warbixiyey Doorashada Diinaysan

khaasim

Dr Qaasim Xirsi oo ah Barre Jaamacadeed ayaa waxuu sharaxaad ka waafiya ka Bixiyey Doorashada Diinaysan ee Soomaaliya.

Dr Qaasim Xirisi oo si qoto dheer uga hadlay Xaalka Soomaliya marayo isagoo tusaalo usoo qaatay Siyaasyiinta, Musharaxiinta Barlamaanka Soomaaliya iyo Kooxaha ku tumanaya Sharciga Diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.