Daawo:Karaash oo Booqday dhismaha cusub ee Bangiga dhexe ee Puntland

karaash

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland ahna Ku simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa kormeer shaqo ku tegay Dhismaha cusub ee uu yeelan doono Bangiga Puntland iyo Xarunta Wasaaradda Waxbshada Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa mid mid u booqday qeybaha kala duwan ee xafiisyada iyo sida shaqadu u socoto, waxaana uu warbixin ka dhegaystay masuuliyiinta xarumahaasi, isagoo ku bogaadiyey in la dardargeliyo shaqooyinka loogu adeegayo dadweynaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.