Sawiro:Taliyaha Ciidanka booliska ayaa kormeeray xarumaha ciidanka booliska Gobalka Bari

boliis

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa kormeeray xarumaha Ciidamada Booliska Gobalka Bari.

Taliyaha ayaa Booqday Goobaha loo asteeyey in lagu qabto qaar ka mid ah doorshada Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliyeed ee deegaan doorashoodu tahay Puntland.

Taliya waxaa kormeerka ku wehliyay Taliye ku-xigeenka ciidamada booliska Puntland Genaraal Caydiid Axmed Nuur Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud waxaana ay sigaar ah u kormeereen goobaha ay ka dhici doonto doorashada Xildhibaannada Soomaaliya, kaasi oo la rajeenayo in lagu doorto qaar ka mid ah Xildhibaannada cusub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.