Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2020

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo kulan la qaatay qaar Ka mid ah Dhallinyarada Soomaaliyeed

9th November 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa kala hadlay doorkooda ku aaddan dib […]

Talyaani

Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo gaaray magaalada Hobyo

9th November 2020 admin 0

Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi & mas’uuliyiin kale ayaa maanta gaaray magaalo xeebeedka hobyo ee gobolka mudug, iyada oo si wyan halkaasi loogu […]

hirshabeele

Diiwaan galinta Musharxiinta Madaxwaynaha oo Jowhar ka bilaabatay

9th November 2020 admin 0

Diiwaan gelinta musharixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabelle oo soo bilaabatay shalay ayaa maanta ku eg sida ay horey u shaaciyeen guddiga doorashooyinka. […]

dagaal

Xubno ka tirsan Argagixisada Shabaab oo lagu dilay Jubboyinka

9th November 2020 admin 0

Ciidamada Xooga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyay gobolka Jubada dhexe waxaa ay ku dileen sarkaalkiil Al-shabaab u qaabilsanaa waxa ay ugu yeeraan […]

khadiijo

Wasiir Khadiijo oo Jowhar u tagtay arimaha Doorashada

8th November 2020 admin 0

Wasiirka gargaarka iyo maareynta masiibooyinka xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta gaartay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo si […]

Farmaajo

Daawo:Kulan lagu Taagerayo Farmaajo oo ka dhacay Baydhabo

8th November 2020 admin 0

Magaalada baydhabo xarunta ku meel gaarka ah ee Mamulka Koonfurgalbeed waxaa ka dhacday Munaasabad lagu taageerayo waxqabadka Madaxwaynaha soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Munaasabadaan lagu taageeraayo […]

karaash

Daawo:Karaash oo dhagax dhigay Dhismaha Wasaaradda Deeganka Beeraha

8th November 2020 admin 0

Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu kordhinayo Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo […]

guudlaawe

Cali Guudlaawe ayaa Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax Madaxweynaha Hirshabeele

8th November 2020 admin 0

Cali Guudlaawe Xuseen Madaxwayne kuxigeenkii hore ee hirshabeele ayaa Magaalada Jowhar ee Caasumada Maamulka Hirshabeele kaga Dhawaaqay Inuu Yahay Musharaxa Madaxweynaha Hirshabeele.

cumar

Daawo:Gudoomiye Cumar Filish oo dalka Dib ugu soo laabtay

8th November 2020 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo safar Caafimaad ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Magaalada […]

Wasiir

Wafti kasocda Kenya oo Muqdisho u yimid sidii Jaadka loo fasixi lahaa

8th November 2020 admin 0

Magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray wafdi ka socday Dowladda Kenya oo uu hoggaaminayay Xoghayaha sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaas Macharia Kamau, Xoghayaha Joogtada Wasaaradda […]

farmaajo

Farmaajo oo u hambalyeeyey madaxweyanaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden

8th November 2020 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden iyo ku xigeenkiisa haweeneyda lagu magacaabo […]

dabageed

Daawo:Yuusuf Dabageed oo isu sharaxay Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele

7th November 2020 admin 0

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar Dabageed ayaa uga Dhawaaqay Magaalada Jowhar Inuu Yahay Musharax Madaxweyne Kuxigeen ee Hirshabeelle.

macalimu

Gudoomiyaha Gobalka Gedo oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho

7th November 2020 admin 0

Wafti uu Hoogaaminayo Gudoomiyaha Gobalka Gedo Cismaan Nuux Xaaji “macalimu” ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho. Waftiga Gudoomiyaha Gobalka Gedo waxaa kamida Gudoomiyaha Degmada […]

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo daahfuray olalaha la dagaallanka Ayaxa

7th November 2020 admin 0

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa daahfuray wejiga labaad ee buufinta iyo la dagaallanka Ayaxa oo laga fulin doono Gobolada Koonfureed ee dalka.

wasiir

Daawo:Wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

7th November 2020 admin 1

Wafdi uu hogaaaminayo Wasiirka Dastuurka ee xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta Goboka Baay, waxaana wafdiga garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soodhaweyay, […]

Posts pagination

« 1 … 10 11 12 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes